"Kenya waa run, waxay dooneysaa inay wax qalado, Waxay rabtaa inay Xariiqa u weeciso si toos ah, waxay sameynaysaa xad-gudub Sharuucda Badda Caalamiga ah"Wasiirka Saxiixay wuxuu kaloo sheegay inuu Amar iska lahaa Cumar ! Waxaa iswaydiin leh Yaa la qaldayaa ? Ma Ummadda Soomaaliyeed ? mise wax kalaa jira oo SHaqsiyaadkani waxbay naga qarinayaan ? Hadal macaan kaliya Badda la iibsadey ama sida qaldan loo saxiixay ma soo celin doonaa?.
Sunday, November 1, 2009
YAA KA MASUUL AH HESHIISKII BADDA: Kenya laga gatey ?
C/Shakuur Wasiirkii Kenya la u saxiixay murankii Badda Soomaaliya ayaa sheegay inuu amarka saxiixa lahaa Cumar Cabdi-Rashiid ! Arintan isku-tuur-tuur ah oo ka dhacdey London. halkaasoo ay labadda Ninba Booqasho ku joogaan (Kenya mustacmarka Ingiriiska wali kama bixin, ma laga yaabaa in Abaalmarintii iibsiga Baddeena Ingiriisku qaatey ? maxaa labadooda isla socod siiyay ?). Warbixin muuqaal ah.
Cumar C/rashiid waxaa Hadalkiisa ka mid ah
Subscribe to:
Post Comments (Atom)
No comments:
Post a Comment