Saturday, November 7, 2009

KENYA: oo dhalinyaro Soomaaliyeed ku tababareysa dhulka Soomaalida Kenya ku hoos nool.

DAR-XUMO: War-bixin qaxootiga Soomaaliyeed ee yemen!



WAR-BIXINTAN XERYAHA QAXOOTI YEMEN: waxay muujineysaa dhibaatada iyo darxumada ku haysata Dadka Soomaaliyeed ee u tahriibay Dalka Yemen ama guud ahaan Carabta..Inta dhiban ama Dalkii hooyo ha joogaan ama Yemen ha joogaane Illaahey ha u fududeeyo, (Aamiin).
XERYAHA LOO TAHRIIBO:

Friday, November 6, 2009

XAD-DHAAF XAAJIYAD: y a a n l a g a a t a g i n !


Thursday, November 5, 2009

BAAR-DHEERE: oo buundo labaad u baahan.doonta.


BAAR-DHEERE SOOMAALIYA: Buundada Baar-dheere waxay isku xirtaa ilaa afar Gobol (Gedo, Baay, J/dhexe iyo Jubbada hoose) Koonfurta Soomaaliya, sidaa awadeed aad ayaa loo isticmaalaa Dad iyo Gaadiidba, arintaas oo dhalisay in buundadu dhowr jeer xirantay oo ay burbureen Looxaantii sakxadda buundada, Waayo wax dayactira ma jiraan iyo niddam ilaaliya toona