Wednesday, April 21, 2010
MASJID CUSUB: oo laga dhisay Tuulo-Barwaaqo G/Gedo.(Sawiro)
Saturday, April 17, 2010
WARBIXIN WAX-QABADKA: Hay'adda Samofalka Wadaniga ah ee SADO.

Gudoomiyaha Ururka Samafalka Wadaniga ah ee SADO Aden Xasan Bare (Aden cade) ayaa markii ugu horeysay mudo dhowr sanno ka dib waxaa uu ka warbixiyey howlo samafal-ah oo uu Ururkoodu ka wado qaar ka mid ah Goboladda Koonfureed ee Dalka gaar ahaan Goboladda Gedo, Galgaduud, Bay iyo J/dhexe. Wuxuu doomiyuhu sheegay in goboladaasi qaar ka mid ah degmooyinkooda ay ka wadaan howlo Samafal oo loogu adeeegayo bulshada ku dhaqan deegaanadaasi, taasoo bulshada ay kaga heleen kalsooni wada shaqeyn dhab ah.
Friday, April 16, 2010
BAARDHEERE: Isbedel laga dareemayo bilicda Magaaladda (SAWIRO)
Subscribe to:
Posts (Atom)