Wednesday, April 21, 2010

MASJID CUSUB: oo laga dhisay Tuulo-Barwaaqo G/Gedo.(Sawiro)



TUULO-BARWAAQO G/GEDO: Waxaa la dhameystiray dhismo ku socday Masaajid cusub oo laga dhisaayey Tuulo-baraaqo G/Gedo, Masaajidkan waxaa lagu dhisay Sadaqo Jaariyo ah oo uu ka dardaarmey Qof kheyr ilaahey la doontay. Allaah waxaan uga baryeynaa inuu qofkaasi sadaqaas ugu bedelo Guri ku yaal Jannatul-Fardowsa Aamiin.


No comments: