Thursday, October 29, 2009

DADKAAN LA HADLAYAA BAAN LAHEYN DUX IYO IIMAAN: C/laahi Suldaan Tima-cadde (AUN)

Alle ha u naxariisto Abwaanka Soomaaliyeed, C/laahi Suldaan Tima-cadde Aamiin, Aamiin. Wuxuu ahaa wadani iyo Indheer garad ka horeeyay waqtigiisa/heerka Nololeed ee waaqaasi Ummadda Soomaaliyeed ku jirtay !, Waxaa iswaydiin leh ? Dhago-adeyga, Qabyaaladda, Xasidka, iyo Naceybka uu Abwaanku shaagey sababta ilaa maanta u socdo? Ma dhici kartaa inay jiraan quwado Shisheeye oo kaalmo iyo dhaqaalaba la garab taagan kuwa na dhibay ee Jahligu madax marey HAA, HAA, Allow sahal.

No comments: