Thursday, October 29, 2009

NOLOSHA BAAR-DHEERE:War-bixin ay diyaarisay Hay'adda HIRDA.

  • Hay'aduhu dulqaad iyo door bay ciyaareen. Daawo iyo Cunnooyin bay Diyaarado noogu daadsheen !.
  • Hadaan nahay Dadweynihii, Danyartii la caawiyay, Abaal-daari maynee HIRDA way noo dadaashee !.

Baardheere waxay ahaan jirtay Xarun lagu yaqaan Wax-soosaarka Beeraha!. Laakiin nasiibdaro Maanta waxay joogtaa heer Hay'ad Samafal yaboohsigeeda loo heeso ! Waa Qadar Alle, Wareerka waqtiga keenay.

Dhanka kale Hay'adda Wadaniga ah ee HIRDA waxay sida muuqata qabatey Shaqo wanaagsan oo aan la dhafiri karin, Sida uu sheegay Macalinka la wareystay Baar-dheere Waxbarasho kama jirin ka hor HIRDA. Waad ku mahadsan tihiin HIRDA wax qabadka dhanka Waxbarashada Degmadda Baardheere iyo Dalka intiisa kaleba.

No comments: