MUQDISHO SOOMAALIYA:

Warbixinta waxaa ku jira Dadweyne wareysi siinaya Idaacadda kuwaas oo aad uga caroodey waxashnimadda Ciidanka AMISOM ay kula kacdo shacabka Soomaaliyeed ee dhaqan Magaaladda Muqdisho (Caasimada Soomaaliya) Dadkaas oo aad uga careysnaa dhacdo ay Ciidanka Amisom ku dileen Gabar Soomaaliyeed oo markaa la socotay Baabuur Caasi ah oo maraayey Jidka Makka-Almukarama, Dadka sida aadka ah u caroodey waxaa ka mid ahaa Hooyo Soomaaliyeed oo tiri
"Waxaan ka codsaneynaa Dowladda ! haddii ay Dowlad jirto inay naga qabtaan Adoomahaan oo ay ka wado AMISOM, si bareer ah ayey maalmahaan xabadda hoos noogu dhigaan"
Hoos ka DAAWO.
No comments:
Post a Comment