Monday, November 2, 2009

HOOYO SOOMAALIYEED: oo Afar sanno ka dib loo sheegay in willkeedu Xabsiga Guantanamo ku jiro.

Hooyo Cadar Maxamed Yuusuf ayaa maantey saxaafada usoo bandhigtey sawirada wiil ay dhashey oo mudo 4 sano iyo bar ay la eed loo soo sheegay in wiilkeda ku xiran yahay xabsiga guantanamo bay. Hooyo Cadar Maxamed Yuusuf waxaay inoo sheegtay in wiilkeed la qafaashey sanadkii 2004 waxaayna sheegtey in wiilkeda lagu magacaabi jirey Sheekh Guuled Xasan Duraan waxaayna noogu war danbeysay sanadkii 2004 bishii feb, waxaan meel u dhow isgooska hool wadaag ka kaxeestey maleeshiyaad kii Hogamiye koxeedyadii xiligaas ku sugnaa magaalada muqdisho waxaan wiilkeyga laga dhoofiyay mid kamid ah goroomada diyaaradaha magalada muqdisho oo ay gacanta ku hayeen Hogamiyashi xiligaasi mamuliyay lana magacbaxay ladagaalanka Argagixisada. SII AQRI

No comments: