Wednesday, January 20, 2010

DAGAALKA: Mareykanka ma Islaamka ayuu ku wajjahan yahay, mise argagixiso?

War bixin ay soo saartey Idaacadda ABC oo ka mid ah Idaacadaha ugu waaeyn Dalka mareykanka ayaa lagu sheegay in Hubka ciidanka mareykanka qaarkii lagu xardhey Aayado laga soo min guurshay Kutubka gaaladda ee loo yaqaan BiBleka. Aayadahaas waxaa ka mid ah ah "Nuur ayaan ahey, ee isoo raac, .
.

No comments: