Tan iyo intii burburku ku dhacay haykalkii dowladnimo ee Soomaaliyeed waxaa shacabkii Soomaaliyeed gaar ahaan intii aqoonta dowladnimo, cilmi iyo xirfadeedba lahayd, intii hantida dhaqaale haysatay u qaxeen dalalka dariska ah, gaar ahaan Kenya. Kuwaas oo buux dhaafshay hoteeladii iyo xaafadihii Nairobi.
Waxaa intaa kuu sii dheer in hantidii Soomaali lahayd, mid qurbe laga keenay iyo mid Soomaaliya lagala soo qaxayba la geliyay Kenya, hantidaas oo lagu qiyaasi karo Balaayiin Doolar, maalgelintaasina waxay sababtay in Kenya ay noqotay suuqa ugu weyn Afrika ee badeecadaha bagaashka iyo Batroolka, taas oo wadamada bariga iyo bartamaha Afrika ay u soo adeeg doontaan sida wadamada: Uganda, Tanzania, Sudan, Congo, Ruwanda, Burindi, Malawi, Zambia, iyo South Afrikaba.
Halkan kasii aqriso
SomaliTalk.com » Talaabada Kenya ma soo dedejinkartaa xalka Soomaaliya Farah Aw-Osman
No comments:
Post a Comment