Thursday, January 28, 2010

KULIYADDA FARSAMADDA GACANTA: Baar-dheere qaybta Caafimaadka.

BAARDHEERE G/GEDO SOOMAALIYA: Kuliyadda Farsamada Gacanta Baar-dheere waxaa habsami leh uga socda waxbarasho/fasalo u badan xirfado kala gadisan oo lagu shaqeysan karo.

Xirfadahaas waxaa ka mid ah : Kaaliye Caafimaad, Fuundinimo iyo kuwo kale oo aan si rasmi ah loo bilaabin. Warbixin ku saabsan Dugsiga Farsamadda Gacanta Baardheere HALKAN KA SII AQRI

No comments: