Saturday, January 30, 2010

SHARIIF: oo Addis-Abbaba kaalmo u doontay !.

MUQDISHO SOOMAALIYA: Hogaamiyaha Kooxda Dowlad ku sheegga Shariif Sh Axmed ayaa u amba baxay Magaallo madaxda Cadowga Soomaaliyeed/Xabashidda ee Addis-baaba, shaley ayay aheyd markii ay kooxda Shariif u dabaal dageen sannad-guuro ku dhamaatey guuldarro iyo xasuuq shacab fara badan. Isl a maalinkii shaley waxay Ciidanka calooshood u shaqeystayaasha
AMISOM xasuuqeen dad shacab ah oo aan waxba galabsan oo kor dhaafey 15 qof.

No comments: