
Sadax maalin ka hor Ururka reer Galbeedka ee isku sheega inuu yahay mid u dooda xuquuqda Bani-Aadamka ayaa sheegay in la joojiyo ama la yareeyo hubka sida sharci-daroda ah ee la siiyo Kooxda/Jabhadda Dowladda loogu yeero. Waxay sabab arintaa uga dhigeen in hubka la siiyo Jabhadda Dowlad-ku-sheegta inta badan waxyeello loogu gaysto shacabka aan waxba galabsan (Sida midaan bareerka loogu toogtay Axmadeey Aw-kuuku oo kale). Laakiin nasiib-daro markiiba waxaa boodey oo diiday codsigaas u Qaabilsanaha Dalka Mareykaanka Mr Johnny Carlson oo isagu ka masuulka ah hubeynta iyo taageerada Jabhadan Mooryaanta ah ee dadka Soomaaliyeed/Muqdisho xasuuqa ku wada har iyo habeen, iyo waliba Ciidanka shisheeye ee AMISOM ee xaquuqa dhankooda shacabka Soomaaliyeed uga haya.
JAMEECO waa RUNSHEEG
No comments:
Post a Comment