Monday, February 1, 2010

SomaliTalk.com » Shariif Sheikh Axmed: Sanad kadib ma Madaxwayne mise Maxbuus?!

"Cabdulaahi Haduu Ethiobiyaan Keenay, Sheikh Shariif Waxa Uu Bixiyey Dhulkii Somaliyeed

Sheikh, Macalin, Gudoomiye iyo Madaxwayne waa magacyadda Sheikh Shariif Sheikh Ahmed xilliyo kala duwan loogu yeeri jiray balse hadda darajada ama magaca uu Shariif huwanyahay waa Madaxwayne.

Sanadkii 2003 ayay aheyd markii uu magaciisa soo ifbaxay kadib markii la afduubtay wiil ka mid ah ardaydii uu macalinka u ahaa dekaanka CC ee magaaladda Mogadishu. waxaa xigtay sanadkii 2004 kadib markii loo doortay Godoomiyaha Midowga Maxaakimta Islaamiga.

Sanadkii 2006 ayuu markii uu Sheikh Shariif noqday Hogaamiye Somalida iyo Caalamkaba ka soo muuqday magaciisana uu meel kasta gaaray gaar ahaan Lix bilood oo aysan dadka Koonfurta iyo bartamaha Somalia daga aysan hilmaami ....

HALKAN KA SII AQRI SomaliTalk.com » Shariif Sheikh Axmed: Sanad kadib ma Madaxwayne mise Maxbuus?!

No comments: