MUQDISHO SOOMAALIYA:Banaanbax balaaran oo laga dhigay dhamaan Degmooyinka iyo Gobolada ay ka taliyaan Ururka Al-shabaab ayaa laga dhigay maanta oo Jimco ah Dalka
Soomaaliya'
Masuuliyiinta ka mid ah Al-shabaab oo laga xusi karo Sh Mukhtaar Rooboow iyo Fu'aad Shangole oo ka hadley goobtii banaan baxa ayaa Dadweyne badan oo kasoo baxay Magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhaba waxay u sheegeen in Shacabka Muslimka ay waajib ku tahay difaaca Masjidka barakeysan ee Al-Aqsa. Waxay kaloo sheegeen inay Yuhuuda ka xoreyn doonaan Dhulka Muslimka ee Falastiin, iyagoo intaa ku darey inay diyaariyeen Ciidan/Guutooyin loogu tallo galey.
No comments:
Post a Comment