Mashruuca la dagaalanka Talibaan/Argagixisadda ayaa si xowli ah uga socda Dalka Pakistaan, Waxaana Dhowaan Dalkaasi booqasho heer qaran ah ku tagey Wasiiradda arimaha Dibedda Dalka Mareykanka Hillary Clinton si ay ugu dhiiri galiso Dadka iyo Dowlada Pakistaan la dagaalanka Talibaan oo ay ku sheegtay argagixiso Caalami ah.
"Waxaan la yaabanahay sababta ay Dowladda Pakistaan u soo qabqaban la'yihiin argagixisada Dalka dhexdiisa joogga, Wax aan aamini karo maaha" Ayey dhahdey Mrs Clinton waqtigii ay booqashada ku joogtay Dalka Pakistaan.
1 comment:
WARGEYSKA JAMEECO IYO RUNSHEEG waxay dhamaan Aqristayaasha u balan qaadayaan inay soo aruurin doonaan waxkastoo waxtar u leh Bulshadda Soomaaliyeed guud ahaan gaar ahaan Gobolka Gedo/Baardheere Dhulka Jameecooyinka iyo Nabadda.
Wixii Tallo iyo Tusaaleyn ah fadlan waad fasaxan tihiin inaad noo soo gudbisaan.
Nabad iyo Caano.
Post a Comment